BOOK KOORA DADAB CISHQI IYO COLAAD MAQAL / DHEGEYSI

Categories: SHEEKOOYIN
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

KOORA DADAB  Waa BOOK  Sheeko Dhaqameed Maqal Ama Dhegeysi ah Aad U Xiiso Badan Oo Aad Kaheli karto sida,  xeerarkii Dhaqanka, Dagaaladii Miyiga, Ama Baadiyaha  Kala dhiicii geela iyo fardaha, Jacylkii Qiimaha Dumarka iyo Aftahanimadii Dadkii Hore  Sirdoonkii Raad wanle MAAH MAAHDII, HAL XIRAALIHII GABAYADII Ciyaarihii dhalinyarada Ceelashii Ama Heesaha marka ceelka geel Laga shubaayo, Ama  la guuraayo, Rarida Owrta,  Arooskii Dhabacashadii  Gabdhaha reerka gabdhaha ay dhalinyarada Gabdha Doonka ah Ay u dhabacanayaan, Sidoo Kale Sheekada Waxaad Ka Heli Kartaa, 

RAFFAADKII, Sida Geel Lumay Oo Maalmo La Baadi Goobo,  Howd ka ama Jiqda/Juqda Oo Uu Libaax Ku Helo Nin Raga Habeeno Iyo Maalmana Libaax Dad Qaad Ah Ay Wada Dagaalamaan Ama Wada Joogaan HOWDKA, 

Sidoo kale,  Safarkii,  Harraadkii,  Oonkii, Gaajadii Miyiga, Ilaa Qofkuu Uu Suuxo, Waa SHEEKO Aadan Ku QASAARI Doonin Inshaa Allah Daawasho WACAN,  

Show More

Course Content

BUUGGA KOORA DADAB DHEGEYSI AH

  • KOORA DADAB QEYBTA 1AAD
    50:13
  • KOORA DADAB QEYBTA 2AAD
    22:35
  • KOORA DADAB QEYBTA 3AAD
    14:53
  • KOORA DADAB QEYBTA 4AAD
    17:51
  • KOORA DADAB QEYBTA 5AAD
    23:04
  • KOORA DADAB QEYBTA 6AAD
    06:07
  • KOORA DADAB QEYBTA 7AAD
    18:27
  • KOORA DADAB QEYBTA 8AAD
    55:10
  • KOORA DADAB QEYBTA 9AAD
    12:35
  • KOORA DADAB QEYBTA 10AAD
    26:57
  • KOORA DADAB QEYBTA 11AAD
    30:30
  • KOORA DADAB QEYBTA 12AAD
    38:36
  • KOORA DADAB QEYBTA 13AAD
    40:27

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet