Sale!

WAAYA ARAG JUSKA 4AAD

Original price was: $4.00.Current price is: $2.00.

Category:

Description

BUUGAAN FAARAX QARE WAXA UU KA HADLAYAA,  DAGAALKII MW. MAXAMED SIYAAD BARRE DALKA AY UGA SAARTAY USC 1991 KII  SI MAALIN MAALIN  AH IYO SAACAD SAACAD,

ARIMAHA DAGAALKA, SIYAASADA, BULSHADA QAXII, BARAKICII, BILILAQADII, MUGDIGII BIYO LA AANTII  DHIMASHADII DHAAWACII GAAJADII RAFFAADKII BIXIDDI  AJAANIBTII,

BUUGA SIDOO KALE WAXA UU KA HADLAA GAALGALO BEEL ABGAAL OODWADAAG LA AHAYD  KADIBNA MAJEERTEEN DAAROOD NOQOTAY NUUX MAXAMUUD OO AAY  IS  HAAYEEN ABGAAL IYO DAGAALO IYO XASUUQYO,

DAAWASHO WACAN,

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “WAAYA ARAG JUSKA 4AAD”

Your email address will not be published. Required fields are marked *