BOOK KOORA DADAB CISHQI IYO COLAAD MAQAL / DHEGEYSI
About Course
KOORA DADAB Waa BOOK Sheeko Dhaqameed Maqal Ama Dhegeysi ah Aad U Xiiso Badan Oo Aad Kaheli karto sida, xeerarkii Dhaqanka, Dagaaladii Miyiga, Ama Baadiyaha Kala dhiicii geela iyo fardaha, Jacylkii Qiimaha Dumarka iyo Aftahanimadii Dadkii Hore Sirdoonkii Raad wanle MAAH MAAHDII, HAL XIRAALIHII GABAYADII Ciyaarihii dhalinyarada Ceelashii Ama Heesaha marka ceelka geel Laga shubaayo, Ama la guuraayo, Rarida Owrta, Arooskii Dhabacashadii Gabdhaha reerka gabdhaha ay dhalinyarada Gabdha Doonka ah Ay u dhabacanayaan, Sidoo Kale Sheekada Waxaad Ka Heli Kartaa,
RAFFAADKII, Sida Geel Lumay Oo Maalmo La Baadi Goobo, Howd ka ama Jiqda/Juqda Oo Uu Libaax Ku Helo Nin Raga Habeeno Iyo Maalmana Libaax Dad Qaad Ah Ay Wada Dagaalamaan Ama Wada Joogaan HOWDKA,
Sidoo kale, Safarkii, Harraadkii, Oonkii, Gaajadii Miyiga, Ilaa Qofkuu Uu Suuxo, Waa SHEEKO Aadan Ku QASAARI Doonin Inshaa Allah Daawasho WACAN,
Course Content
BUUGGA KOORA DADAB DHEGEYSI AH
-
KOORA DADAB QEYBTA 1AAD
50:13 -
KOORA DADAB QEYBTA 2AAD
22:35 -
KOORA DADAB QEYBTA 3AAD
14:53 -
KOORA DADAB QEYBTA 4AAD
17:51 -
KOORA DADAB QEYBTA 5AAD
23:04 -
KOORA DADAB QEYBTA 6AAD
06:07 -
KOORA DADAB QEYBTA 7AAD
18:27 -
KOORA DADAB QEYBTA 8AAD
55:10 -
KOORA DADAB QEYBTA 9AAD
12:35 -
KOORA DADAB QEYBTA 10AAD
26:57 -
KOORA DADAB QEYBTA 11AAD
30:30 -
KOORA DADAB QEYBTA 12AAD
38:36 -
KOORA DADAB QEYBTA 13AAD
40:27