Sale!

SHEEKDA KOORA DADAB, RAAD WANLE, AMA GOROFLE.

Original price was: $5.00.Current price is: $2.50.

Category:

Description

KOORA DADAB Waa Sheeko Dhaqameed Maqal Ama Dhegeysi ah Aad U Xiiso Badan Oo Aad Kaheli karto sida,  xeerarkii Dhaqanka, Dagaaladii Miyiga, Ama Baadiyaha  Kala dhiicii geela iyo fardaha, Jacylkii Qiimaha Dumarka iyo Aftahanimadii Dadkii Hore  Sirdoonkii Raad wanle MAAH MAAHDII, HAL XIRAALIHII GABAYADII Ciyaarihii dhalinyarada Ceelashii Ama Heesaha marka ceelka geel Laga shubaayo, Ama  la guuraayo, Rarida Owrta,  Arooskii Dhabacashadii  Gabdhaha reerka gabdhaha ay dhalinyarada Gabdha Doonka ah Ay u dhabacanayaan, Sidoo Kale Sheekada Waxaad Ka Heli Kartaa,

RAFFAADKII, Sida Geel Lumay Oo Maalmo La Baadi Goobo,  Howd ka ama Jiqda/Juqda Oo Uu Libaax Ku Helo Nin Raga Habeeno Iyo Maalmana Libaax Dad Qaad Ah Ay Wada Dagaalamaan Ama Wada Joogaan HOWDKA,

Sidoo kale,  Safarkii,  Harraadkii,  Oonkii, Gaajadii Miyiga, Ilaa Qofkuu Uu Suuxo, Waa SHEEKO Aadan Ku QASAARI Doonin Inshaa Allah Daawasho WACAN,

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “SHEEKDA KOORA DADAB, RAAD WANLE, AMA GOROFLE.”

Your email address will not be published. Required fields are marked *